Dayuurad xamuul ah oo ku dhacday garoonka Berdaale ka dib gantaal lala helay

Wararka ka imanaya magaalada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya inuu dayuurad yar oo kuwa xamuulka qaado ah lagu soo riday garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Mas’uul ka tiran shirkadda diyaaradaha African Express ayaa idaacada VOA u sheegay in diyaaradda dhacday  ay shirkaddu leedahay isla markaana ay daawooyin gaysay magaalada Bardaale ee Gobolka Bay. Goob joogayaal … Continue reading Dayuurad xamuul ah oo ku dhacday garoonka Berdaale ka dib gantaal lala helay